Digreeto maanta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gudoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne loogu magacaabay

Digreeto maanta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gudoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne loogu magacaabay Taliyaha ciidanka kaydka Puntland.

Hoos ka akhriso digreetada lagu magacaabay taliyaha keydka PL

Xeer Madaxweyne Lr.135 October 2, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Kaydka ah ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu Arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa shaqo

Wuxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa G/Sare Cumar Cabdullaahi Maxamed (Cumr Fara-weyne ) loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Kaydka ah ee Dowladda Puntland.
  2. Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s