Tacsi: geeri naxdin leh. innaa lillaahi wa innaa ileyhi rajicuun.

Waxaann halkan tacsi ugga dirayaa dhamaan qaraabadi  Ehelladdii iyo Qaraabadii uu ka tegay illahay ha u Naxariistee marxuum Haji Ali Hamud Ali oo habeenkii Xallay ahaa ku Geeriyooday  Magalada Badhan ee Gobolka Sanaag Waxaan illahay uga baryayaa in uu jannadiii fardoowsa ka waraabiyo Dembigiisanna dhaafo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s