Wafdi ka socda Dowladda Qatar oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Qadar ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo hadda kulumo la leh Madax ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Kulunka labada dhinac ayaa la sheegay in looga wada hadlayo kaalinta Dowladda Qatar ay ka geysan karto dib u dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Dowladda Qatar ayaa ka mid ah Dowladaha Soomaaliya ka caawiya dhinacyada Horumarinta iyo maalgashiga

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s