Afartii TV ee xallay sii daayey Warkii Col Caare ayaa maanta loogga yeeray wasarada Warfaafinta S/Land

Wasiirka wasaarada warfaafinta
Somaliland Md Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu maanta kulan deg deg ah ugu yeedhay qaar ka mid ah Telefishanada Somaliland laga leeyahay kuwaas oo la sheegay inay xalay sii daayeen war uu lahaa Korneyl-ka ciidanka Somaliland ka goostey ee Korneyl Caare .

Telefishanadan oo tiradoodu aheyd Afar ayaa waxaa ay kala yahiin Star Tv , Eryal Tv , Saab Tv Iyo Bulsho Tv , waxaana uu wasiirku ku war galiyey in Digniino hore loo jeediyey Afartan Tv oo ku saabsan waxii qaran nimada dhawaacaya in aaney sii deynin .

Sidoo kale Wasiir Guribarwaaqo ayaa mar kale ugu baaqay in aaney sii deynin waxii ka hor imanaaya qaran nimada Somaliland , waa sida uu hadalka u dhigaye .

Ilaa hada ma cada arimaha ay isla meel dhigeen telefishanada iyo wasaarada Afartii TV

d

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s