Abwaan Shube oo Xilkii uu Hayay Laga Qaaday.

Abwaan Shube oo Xilkii uu Hayay Laga Qaaday.

Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo muda yar uga dhimantahay Xafiiska Ayaa Seef la galay dhamaan cidii ka Hadashay Hawlihiisa Xiligan xoogaa ka hor uun bay ahayd Markii Saraakiil la ruqseeyay.
Hadana wuxuu Xilkii ka qaaday Gudoomiyaha Kooxda Fanka iyo Sugaanta eee Waabari Puntland Cabdulqaadir Cabdi Shube.

Warqada xil-qaadisiita waxaa maanta la keenay wasaaradda Warfaafinta, waxaana lagu Eedeeyay inuu ka Xad-gudbay Jiritaan iyo Maqaamka Dowladda Puntland, Isagoona ku kacay falal lid ku ah jiritaanaka Puntland.

Abwaan shube oo madax ka ahaa kooxda Waaberi Puntladn oo uu isago asaasay, wasaaradda warfaafinta ka tirsanayd, wuxuu ka horyimid shirkii madasha MG ee Garoowe lagu qabtay.
Sidee u aragtaa Adigu Xilka Qaadidan?

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s