Ciidamo Mushaar la’aan ka cabanaya oo Faarujiyay Furumaha Dagaalka Gobolka Sool

Wararka haatan inaga soo gaaraya Deegaano katirsan Gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in la arkay Ciidamo badan oo katirsan kuwa Difaaca Puntland oo ka guuraya Furimo Dagaal oo ay ka difaaci jireen Gobolkaasi.

Goobaha ay ka guureen ciidamadaan ayaa kamid ah meelaha ay isku horfadhiyaan Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland, iyadoona ay dadka deegaanka xaqiijyeen in ciidamadaan ay usoo ruqaansadeen Gobolka Nugaal.

Ciidamadaan ayaa la sheegay in ay ka cxabanayaan Mushaar la’aan muddo seddex bil ah haysatay iyagoo ku sugan Jiidaha hore ee Dagaalka.

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa ku howlan sidii Ciidankaas loo qancin lahaa looguna celin lahaa Aagagii ay ku sugnaayeen.

D

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s