Hal Nin ayaa dhintay. Nin kalena wuu ku dhaawac may. Ka dib markii. Laba nin oo reer…..

Ceel afweyn)_ Hal Nin ayaa dhintay. Nin kalena wuu ku dhaawac may. Ka dib markii. Laba nin oo reer. Dararweyne ahi. Ay. Ka. Caraabeen. Xalay. Fiidkii tuulada. Dararweyne. Ee deegaanka. Ceel afweyn. Ayaa. Niman hubaysani. Ka. Daba tageen. Isla markaasina ay. Rasaad ooda kaga qaadeen. Waxaana halkaasi. Ku dhintay nin magaciisa. La yidhaahdo. Ina timoweyne. Halka. Ninkii kale. La socdayna. Uu dhaawac noqdey. Balse. Uu dhaawac cararay. Sida ay wararka aanu ka helayno ilo wareedyo lagu kalsoon yahay

Labbadaas reer oo mudo collaad xumi ka dhex taagnay ayaa la soo afjaray collaadaas dhowaan waxase hadda laga cabsi qabba in ay dib u billabanto waayo awalba lugo adag kumma taagnayn

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s