Dab Qabsatay Qeyb Ka Mid Ah Keydka Hadalka Radio Muqdisho Oo Lagu Guuleystay In La Demiyo

Waa mashaqo laga naxo dhibka soo gaaray Kaydkii hadalka ee Radio Muqdisho oo maanta qayb ka mid dab qabsaday. Kaydka oo ka badbaaday dagaalkii sokeeye iyo duqayntii diyaaradaha Maraykanka u geysteen ayaa waxaa ku kaydsanaa suugaan, khudbooyin, barnaamij, taariikh iyo wararkii idaacada ka baxay 60kii sano ee ina dhaaftay. Wuxuu ahaa xusuus reeb uu dhaxalka ummada ku kaydsan yahay. Waxaa haboon in laga gaaro inta badbaaday oo digital loo rogo.

 

No automatic alt text available.
Image may contain: table

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s