Xubin ka mida Gudigga Doorashooyinka Puntland oo shaqadii iska casilay

Siciid Maxamuud Xirsi Diraac oo ka mid ahaa xubnaha guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta iska casilay xubinimadii guddigaasi sida uu ku shaaciyay warqad uu ku saxiixan yahay oo uu soo saaray, Saciid sababaha uu shaqada uga tagay ayuu ku sababeeyay duruufo isaga u gaar ah.

” Anigoo ah Mr  Saciid Maxamuud Xirsi Diraac kana mid ahaa guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC waxaan taariikhda kor ku xusan iska casilay xubnimadi guddiga doorashooyinka Puntland duruufo iyo arrimo aniga uu gaar ah. waxaan u mahadcelinayaa guddigii iyo shaqaalihii aan soo wada shaqaynayay” ayuu yiri ku yiri Warqadiisa iscasilaad Mudane Saciiid.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s