Lix Cisho oo keliya ayaa ka harsan Doorashada Baydhabo loo madlan yahay,hadana qas iyo qalaan qal inuu dhaco ayaa laga baqdin qabaa.

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa usheegay Warqaad in Khilaaf Xoogan uu ka dhex jiro Madaxda Gudiga Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya,xilli Doorashada Madaxweynaha ay wax aan badneyn ka dhiman tahay.

Lix Cisho oo keliya ayaa ka harsan Doorashada Baydhabo loo madlan yahay,hadana qas iyo qalaan qal inuu dhaco ayaa laga baqdin qabaa.

Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxay wadaan xaglin si maldahan udooneyso Murashaxeeda inuu guuleysto.

Waxa la ogaaday inay Dawlada Dhexe ay Khilaafkani ka dambeyso gudiga Doorashada ka dhex taagan.

Ilo muhiim ah ayaa xaqiijiyey in Dawlada Federaalka ay diidan tahay inay tartamaan doorashada dhaceysa Murashaxiinta kala ah:

Mukhtaar Rooboow Abu Mansuur,Xuseen Cusmaan Xuseen iyo Aadan Maxamed Nuur (Saran soor),balse Khilaaf uu ka dhashay Arintaas.

Siyaasiyiin kusugna mgaaalada Baydhabo ayaa sheegay inay ka baqanayaan dib udhac Doorashada maadaama xaalad adag ay ka taagan tahay khilaafna uu jiro.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s