Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Donald Yamamoto

afiirka Mareykanka u joogo Somalia, Donald Yamamoto, ayaa Wareysi gaar ah oo uu siiyey Laanta Afka Somaliga ee VOA uga hadlay arrimo badan.

Waxyaabaha uu ka hadlay ay ka mid tahay duqeymaha iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee Mareykanka uu wado, khilaafka maamul goboleedyada iyo dowlada dhexe, ciidamada Somalia, kuwa AMISOM iyo Iskaashiga gobolka ee xagga dhaqalaha iyo Siyaasadda.

Safiirka ayaa wareysigan oo ah kii ugu horeeyey oo uu bixiyo tan iyo markii waraaqaha aqoonsiga ay dowlada Somalia ka gudoontey dhowaan ayaa sheegay in asaga iyo kooxdiisa shaqada ay ku tala jiraan in ay u guuraan magaalada Muqdisho.

Sahra Cabdi Axmed oo khadka telefoonka ku wareysatey ayaa wareysiga waxaa laso kala jeedinaya Daandurey iyo Axmed Cali Sheekh.

 Pop-out player

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s