R/waaraha Somalia Khayre oo la kulmay Guddida Dariiqa Cerldaahir Lacagna ku warejiyay

Waxa xallay ka dhacay magaladda muqdisho shir ay wadda qaateen Xubno ka socda Guddida Dariiqa Ceeldahir-Ceerigaabo iyo R/Wasaaraha Somali Hasan Khayre u jeeddada shirkaas oo ahayd siddii  guddida Dariiqa loogu  wareejinlahaa lacag garaysa $1.5 million oo hore  Dowlada Somalia ugu ballanqaaday Xilligii uu boqashada ku yimi  Raisalwasare Khayre  puntland

Waxa shirkaas   goobjoog  ka aha Wasiirka Qorshaynta Jamal iyo Xildhibaanad Saciid  iyo Ganacsade  Cumbul oo metellaayey Gudida Dariiqa

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s