Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay Gudiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka golaha wakiilada dowlada Puntland

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay Gudiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka golaha wakiilada dowlada Puntland.

Gudiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka golaha wakiilada Puntalnd ee uu magacaabay madaxweyne Gaas ayaa ka kooban 8 xubnood waxaana gudoomiyaha u ah Caaqil Cismaan Ismaaciil Barre halka xoghayn uu yahay Maxamed Cabdiqaadi Xuseen sida ku xusan wareegtada kasoo baxday xafiiska madaxweynaha.

Gudiga uu madaxweyne Gaas magacaabay ayaa maalmihii lasoo dhaafay si weyn loo dhursugayay iyadoona qaar kamid ah musharixiinta xilka madaxweyne ee Puntland ay ka digeen in gudigan ay ku lug yeeshaan arimaha siyaasada kana agdhawaadaan xukuumada uu wakhtigeedka gaba gabada marayo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s