Shir kasocda Villa Hargrisa oo laggaga arinsanasyoMooshin lagga keennay Gudoomiyaha Barlamaanka Mursal

War Deg deg ah Mooshin laga Gudbiyay Gudoomiyaha barlamanka mohamed mursal sheikh abdirahman.

Ayado uu qabtay gudoomiya kuxigenka kobad ee barlamanka mudane muudey.

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaaladda Muqdisho Warar Goordhow Naga Soo gaaraya Waxay sheegayaan in Xikdhibaano ka Mid baarlamaanka ay ku shirsan yihiin Xaruntan.

Shirkan Deg Deg ah ee Xildhibanadan ay ku Leeyihiin Xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegaya in Xildhibaano ka Mid ah Baarlamaanka ay Mooshin ka Gudbiyeen Gudoomiye Maxamed Mursal Cabdiraxmaan.

Xildhibaanada Mooshinka ka Keenay Gudoomiyaha ayaa Waxay yihin kuwa Taageersan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Lama Garanayo ilaa Iyo Xiligan Tirada Xildhibaanada Mooshinka ka Keenay Gudoomiye Mursal Balse Arimahan ayaa imaanaya iyaddoo Caawa Mooshin Laga Keenay Madaxweynaha.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s