Madaxda Maamul goboleedyada oo taageeray Mooshinka laga keenay Madaxweyne Farmaajo

Golaha  Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey mooshinka ka dhanka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed CabduLLAAHI Farmaajo.

Mooshinka laga gudbiyay Madaxweyne Farmaajo waxaa saxiixay ku dhawaad 100-Xildhibaan , waxa ayna Xildhibaanada soo jeediyeen eedeymo kala duwan oo ku qotoma mooshinka Madaxweynaha ka keeneen.

Xildhibaanada Mooshinka ka gudbiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa isugu jira dhamaan qabiilada Soomaaliyeed ee ku jira Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, hasa ahaatee waxaa jira qabiilo hor boodaya mooshinkan oo mucaaradsan dowlada.

Sida aan xogta ku heleyno Xildhibaanada ugu badan ee saxiixay Mooshinka laga gudbiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa kasoo jeeda Beesha  Digil iyo Mirifle.

Golaha Madaxda maamul goboleedyada ayaa soo saarey Maanta qoraal ay ku taageerayaan moshinka laga keeney Madaxweyne Farmaajo.

Qoraal ay soo saareen, oo arrintan ku saabsan waxaa uu u qornaa:

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s