M/weyne ku xigeenka Puntland Camay oo ka laabtay Dacwad uu Maxkamada Sare Geeyey..

Sida Qorshuhu ahaa Maanta oo talaado ah waxaa lagu balansanaa in Maxkamada Sare ee Puntland ay qaado dacwad u dhaxeysay Madaxweynaha Puntland Cabduweli Gaas iyo ku xigeenkiisa Cameey,hayeeshee Cameey uu ka laabtay dacwadaas.

Warqad uu soo saaray Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa waxa uu ku sheegay in uu ka laabtay dacwadaas.isla markaana uu u tanaasulay duruufo jira aawgeed.

Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa isku khilaafay Magacaabistii Guddiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka oo uu Madaxweyne Gaas Magacaabay,sidoo kalena Cameey uu Guddi kale ka daba magacaabay

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s