XILDHIBAANADA OO MAANTA WAR KA SOO SAAREY CIIDAMADA ETHIOPIA OO MUSHARAX ROOBOW XORIYADIISA U GAFEY

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatada maanta loo geystay Sheikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ahaa musharax u taagan xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Sidoo kale, War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dowlada Eritreya ay fara gelin ku heyso arrimaha Soomaaliya,  ayna wadato qorsheyaal guracan, iyagoo xusay ineysan raali ka aheyn booqashada Madaxweyne afawerk ku joogo Magaalada Muqdisho – Akhriso:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s