Mukhtar Robow o magacisii lagga masaxay liiska musharaxiinta konfur Galbeed

Go’aankan ka soo baxay Dowladda Federaalka ayaa lagu caddeeyay in Roobow oo ka mid ahaa musharaxiinta ugu cad cad ee doorashadaas uusan ka qeyb gali doonin tartanka kursiga madaxweynaha Koonfur Galbeed ee dhacaya 19-ka bishan, oo ku beegan maalinta Arbacada ah.

Mukhtaar oo inta uusan siyaasadda u xuub siibanin mar ka mid ahaan jiray ururka Jihaad doonka ah ee Al Shabaab ayaa maalintii Khamiista ahayd lagu xiray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyadoo na markii dambe loo sii qaaday Muqdisho.

Dowladda Feederaalka ayaa ku eedeysay inuu si sharci darro ah magaaladaas u geeyay hub iyo maleyshiyaad isaga daacad u ah.

BBCSomali

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s