Gudoomiye Mursal oo ugu dambeyn sheegay in uu buray mooshinkii MD Farmaajo

Warqada oo ka koobnayd dhowr qodob ayaa lagu sheegay in Maxkamada dastuuri oo aan dalka ka jirin darteed aysan xiligan macquul ahayn in la keeno mooshin madaxweyne sidaas darteedna loo baahan yahay in la laalo.

Gudiga adeega garsoorka ayaa la faray in wadaarada Cadaalada xukuumada Federaalka ay kala shaqeeyaan sidii sida ugy dhakhsiyaha badan loogu yagleeli lahaa maxkamad dastuuri ah oo uu yeeshay dalka si loo kala cadeeyo awoodaha dastuuriga ee siinaya in maxkamadu ay xal kama dambeys ah ka gaarto mooshinada laga keeno madaxweynaha.

Si kastaba warqada uu gudoomiye Mursal ku laalay mooshinkii dhawaan ay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ka gudbiyeen madaxweyne Farmaajo ayaa meesha ka saaray isqabqabsigii iyo go’aanadii ka dhashay mooshinkii dhaliyay muranka badan ee ay xildhibaanada qaar ee baarlamaanku ka gudbiyeen madaxweynaha.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s