Weriye Cawil Daahir Sallaad oo ku geeriyoodsy Qaraxii Saaka

Wariye Cawil Daahir Salaad iyo Saddex kale oo ka mid ah shaqaalaha Universal Tv ayaa u dhintey Qaraxii Koowaad ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Wararka aan helnay ayaa waxay sheegayaan in qaraxan oo ka dhacay nawaaxiga Tiyaatarka magaalada Muqdisho ay sidoo kale ku dhinteen dad halkaasi ka dhawaa. Dhanka kale, guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka Maxamed Tuulax ayaa isna lagu soo waramayaa in halkaasi uu ku dhaawacmay. Warkaan wixii kusoo kordha

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s