Ciidamo fara badan oo ku hubaysan Tikniko ayaa ka Baxay Kismaayo iyaggo ku wajahan Magalada Buaale

WAR DEG DEG AH: Ciidamo wata dhowr iyo tobon tikniko ah oo Kismaayo ka baxay ayaa hadda gaaray Magaaadda Afmadow. Ciidankan ayaa loo malaynayaa inay ku socdaan Magaadda Bu’aale. Qabashada Bu’aale waxaa ku baratamaya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland oo midba midka kale uu doonayo inuu uga hormaro

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s