Month: January 2019
WASIIR SALEEBAAN CALI KOORE OO SHEEGAY IN GOLAHA WASIIRADDA AY KU JIRAAN WAXOGAA GIIMBAAR AHI
Xadiga Lacageed Ee Madaxweyne Biixi Ku Amray Wasiiradiisa In Aaney Saxeexin Karin
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xakameyn ku sameeyey kharashaadka dawladdiisa, waxaana sannadkii hore uu golahiisa wasiirrada u gudbiyey … More
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Garowe ku qaabiley siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Garowe ku qaabiley siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Kulanka ay qaateen labada masuul … More
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ku qaabilay Safiirada Dalalka Imaaraadka Carabta, Sweden, UK, Germany, Qadar, Suudaan, Masar, iyo safiirka Midowga Yurub.
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ku qaabilay Safiirada Dalalka Imaaraadka Carabta, Sweden, … More
Cabdi ileey iyo Asxaabtiis maxaa lagu soo eeddeeyey xog kooban
Cabdi Iley Iyo Asxaabtiisa maxaa lagusoo eedeeyay maanta?-Xog kooban! 47 oo uu ugu horeeyo Madaxweynihii hore ee deegaan ka Soomaalida … More
Ciidamada Meliteriga Itoobiya Oo La Wareegay Xarumihii Dawlada Magaalada Jig jiga
Wararkii ugu dambeeyey Ee Naga soo gaaraya Magaalada Jig jiga Ayaa Sheegaya in Halkaasi Xaaladeega hadda uu yahay mid deggan … More
DP World Wax Dhisme Ah Kuma So Kordhin Dekeda Berbera Ila Hada,,, Jiif Caaqil Maxamuud Siciid
Bulashada Degmada Maydh Oo Cabasho Ka Muujiyay Shirkado Degmada U Jooga Macdan Qodis
Dowladda UK ayaa Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kaasoo bisha soo socota ee February 2019 xilka la wareegi doona.
Dowladda UK ayaa Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kaasoo bisha soo socota ee February 2019 xilka la wareegi doona. … More
Waa Sidee Xaaladda Caafimaad ee Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland
Maxaa ka jira in Madaxweyne Biixi uu aqbalay Kalla dirista Gudiga Doorashooyinka SL
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka soo dabcay mawqifkii uu ka taagnaa xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee lagu … More