Wafdi Wasiiro ah oo Xamar ka iman lahaa oo Garowe loo diiday in ay ka soo deggaan

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ka socda dowladda Federaalka loo diiday inay Garowe tagaan, waxaa la sheegayaa in xubno ka mid ah wafdiga inay garoonka Muqdisho ku sugnaayeen, saacadihii u dambeeyay ay sugayeen ogolaansho si ay ugu kicitimaan, balse ay suura geli weyday.

Waxaa socday dadaalo ay wadeen Isimada Puntland iyo Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan faroole oo la doonayay in loo ogolaado wafdiga dowladda Federaalka inay tagaan Garowe, hase ahaatee uu diiday Madaxweynaha waqtigiisa dhamaanayo C/weli Gaas

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s