C/rahman Cabdi Shakuur oo hambalyaddii u horaysey u soo diray Madaxweynaha Cusub ee Puntland

Waxaan u hambal yeynayaa Mudane Saciid C/laahi Deni oo loo doortay Madaxweynaha Puntland. Saciid wuu mudnaa, sababtoo ah waa siyaasi xog-ogaal ah, in badan siyaasada u soo dhabar adaygay. Waxaan kaloo u mahad celinayaa Madaxweyne Gaas oo suura geliyey in doorashadu xiligeedii si nabad ah ku dhacdo, iyadoon khilaaf, qori iyo is qab qabsi lahayn, kana ilaaliyey saamaynta taban ee Dawlada Federaalka ah. Waxaan kaloo u dhiiro gelinayaa Generaal Asad Cusmaan oo dadaal iyo firfircooni muujiyey. Waa nin dhalinyaro ah oo siyaasada saanqaad fiican ka bilaabay.

Image may contain: 1 person, smiling, suit

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s