Waxa ka billabmatay Magalada Garowe Dorashadii M/weynaha iyo Ku xigeenkiisa

Image may contain: 10 people, people smiling

Waxaa haatan hoolka doorashada soo wada gaadhay dhammaan…

Waxaa maanta lagu wadaa in Garoowe lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee 5-ta sano ee soo socota. Hoolka doorashada waxaa jooga korjoogayaal isugu jira dowladda federaalka ah, IGAD iyo beesha caalamka. 21 murashax madaxweynaha ah iyo 11 ku-xigeennada ah ayaa laga dooran-doonaa mid hal. Weriyeyaasha Goobjoog News ee hoolka ku sugan waxaa ay sheegayaan in ammaanka la adkeeyey,

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s