Shirkii dhaqaalaha Carabta ee ku soo dhamaaday Wadanka Lubnaan maxay ka heshay Somaliya:

Shirkii dhaqaalaha Carabta ee ku soo dhamaaday Wadanka Lubnaan maxay ka heshay Somaliya:-
1- Sucuidiga iyo Aljeeriya oo ka dhaafay dayntay ku la’haayeen Somaliya.
2- 10 $ Milyan bilkasta laga siinaayo somaliya mudo sanad ah Sanduuqa Horumarinta Carabta.
3- Wadamada kale oo gudi u saaray waxa ay ka yeelayaan daynta ay ku leeyihiin.
4- Sanduuqa Lacagta Carabta oo xidhiidhkii u soo celiyay Somaliya.
5- in loo fududeeyo Somaliya siday qayb uga noqon lahayd hayadaha dhaqaalaha Carabta.

No photo description available.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s