Dowladda UK ayaa Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kaasoo bisha soo socota ee February 2019 xilka la wareegi doona.

Dowladda UK ayaa Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kaasoo bisha soo socota ee February 2019 xilka la wareegi doona.

Safiirka cusub ayaa lagu magacaabaa Benjamin James Fender, waxaa uu horay uga soo shaqeeyay Safaarado kala duwan oo uu ka soo noqday Qunsul, Safiir kuxigeen iyo Xoghayaha Koowaad.

Mr Ben Fender ayaa bedeli doona Safiirkii Ingiriiska David Concar oo muddo xileedkiisa dhamaaday, kaddib labo sano oo uu joogay Soomaaliya.

Inta badan Safiirada Ingiriiska u soo magacaabo Soomaaliya ayaa muddo labo sano kaliya shaqeeya, kaddibna la bedelo.

UK ayaa ka mid ah dowladaha si dhow u taageera Soomaaliya, waxaa ka jooga Soomaaliya Ciidamo tababar siiya Ciidanka AMISOM iyo kuwa Soomaalida.

Full name: Benjamin James Fender

2016 to 2019 FCO, Head, Security Policy Department
2015 to 2016 Tehran, Chargé then Deputy Head of Mission
2015 FCO, Deputy Head, Iran Department
2014 to 2015 Freetown, Deputy Head, UK Ebola Response
2012 to 2014 Kabul, Counsellor (Political)
2008 to 2011 Paris, First Secretary (Political/Military)
2007 to 2008 Seconded to the French Ministry of Foreign Affairs
2003 to 2007 FCO, Head, Iran team
1999 to 2003 Beijing, Second then First Secretary (Political)
1997 to 1999 FCO, Language training (Chinese)
1996 to 1997 FCO, Desk Officer for Palestine, Arab/Israel team

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s