Faahfaahin dheraad ah oo kasoo baxaysa qaraaxi Muqdisho

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goordhaweyd ka dhacay Magaaladda muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay,islamarkaana loo adeegsaday gaari laga soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho Mall iyo Saldhigga Degmadda Xamar Weyne ee Gobolka

Inta la xaqiijiyay 10 qof ayay laamaha Amniga Dowladda Sheegeen in ay ku dhinteen Qaraxii Maanta ka dhacay Afaafka hore ee Muqdisho Mall.

Saraakiil ka Mid ah Laamaha Amniga Dowladda ayaa Qaraxan waxay Ku Xaqiijiyeen in ay Ku dhinteen ilaa Toban ruux oo shacab ahaa.

Sidoo kale waxaa jira Qasaare dhaawac ah oo ka dhashay Qaraxan iyadoo aan Weli la Ogeyn inta ay dhan tahay Qasaaraha dhaawaca ah ee Qaraxan ka dhashay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s