Madaxii DP World ee Bosaaso ayaa saaka la toogtay

Faahfaahin: Waxaa saaka la weeraray Paul Formesa maamulihii dekedda Boosaaso sida ay xaqiijiyeen Madax ka tirsan Dawlada rasaas lagu furay dhaawac kasoo gaaray ayay sheegeen in uu u dhintay, sidoo kale warar danbe ayaa sheegaya in uu dhaawac yahay, wararkaan is khilaafsan ayaa kasoo baxaya madaxda Dawlada.

Sidoo kale waxaa ciidamadu ay toogteen ninkii geeystay weerarka oo isagu ku hubaysnaa Bastoolad, ninkaan ayaa ka mid ahaa Kaluumaystada Magaalada Boosaaso, Paul waxaa ilaalo u ahaa ciidamada PMPF oo ay taageerto dawlada Imaaraatka Carabta.

Sidoo kale gebi ahaanba waxaa la joojiyay dhaqdhaqaaqii dekedda Magaalada Boosaaso, Sida laga soo xigtay wakaalada Wararka Reutres Ururka Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerarka iyo dilka Paul.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s