Qarax miino oo lagu dilay Abaandulihii Qaybta

Qarax Miino oo Goordhow lagu Dilay Abaan Duulihii Ciidanka 12ka Aprill.

Wararka laga helayo Degaanka Dhanaane ee Gobalka sh/Hoose ayaa sheegaya in Qarax Miino lagu DIlay Korneel Cabdisalaan Aadan Kurjow oo ahaa Abaan duulihii CIidanka 12ka Aprill.

Kornel Abdisalaan Aadan ayaa 26kii bishii December ee sanadkii 2018, loo Magacaabay Xilkan

Warar Madax banaan ayaa sheegaya in Korneelka dhintay ay la socdeen Ciidamo kale oo katirsan Milatariga Soomaaliya kuwaasi oo iyana goobta ku dhintay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s