Taliyihii Poliiska Gobolka Badhan o u Goostay Puntland

Taliyihii ciidanka Booliska ee Somaliland ee Gobolka Badhan ee Somaliland G/sare caydiid Axmed Nuur ayaa ciidan iyo tigniko uu hogaaminayey oo kasoo Goostay Somaliland ayaa Gaaray Saqdii dhexe ee xalay Degmadda Qardho ee Gobolka Karkaar

Taliyaha ayaa horay dhawr xilal kala duwan uga sooqabtay Somaliland gaar ahaan Goboladda sanaag iyo Badhan

Sidoo kale taliye caydiid ayaa horay mar usoo noqday Taliyihii ciidanka Booliska Ee Puntland ka horta intii aanay madaxweynihii hore ee puntland Gen cadde Muuse xirsi isku khilaafin qaabka loowajahayo dagaalo ciidanka puntland iyo dadka deegaanka majayahan Ku dhexmaray deegaanka majayahan ee Gobolka Sanaag

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s