Beesha Ogayslabe iyo gudoomiyayaasha barlamanka Puntlad xaggay iska arkeen

downloadimagesdownload (1)

 

Waxa xusid mudan in markasta oo la magcaabayo gollaha wasiirada Puntland in Beesha ogayslabe ku hungowdo oo aysan waxba ka hellin haddaba markii aan sabbabta baadhnay waxaan xaqiiqsanay in Gudoomiyayaasha Parlamanku ay jid gooyo u dhigtaan iyaddoo aan sabbabta la garanayn

Xilligii cabdiwelli Gaas la doortay 2014 waxa Wasiir ku qornayd gabadh la yiraahdo Saynab haji ayaan oo ah qof aqoon leh  MA Degree haysata habeenkii Berito oo kalle lagu dhawaaqi lahaa ayaa sidda cadadu tahay waxa isla check gareeya liiska madaxweynaha ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Parlamaanka  oo marka ahaa Saciid Hasan shire

Saciid waxa uu markiiba isha ku dhuftay Gabadhii oo ku qoran wasiir Madaxwynihii ayuu la hadlay oo ku yiri ka saar waayo cali fatax oo marka wasiirka qorshaynta ku qorna iyo gabdhu waa isku reer Madaxweyne cabdiwelli oo marka aan sidda dadka ukala aqooni wa ka saaray.Markii dambe oo odayal uu Hogaminaayo Caqil Jama u tegayna arintaa raalli gelin ayuu ka bixiyay

Markii Saciid shire lagga qaaday Gudoomiyaha Barlamanka Ahmed Ali hashi ayaa yimi dhowr jeer ayaa laggala hadlay iyanna hal bacaad lagu lisay ayay noqotay

Tan hadda cusub odayaal aya tegay waxay dalbadeen Xooghayaha Barlamanka Suldaan saciid waa u sheegeen Nasiib daro dhoobbo dareed aya ka dhaartay oo yiri Xitaa xooghayaa sheegteene Clerk iddin siin maayo

Markaa waxaan yaabanahay Gudoomiyayaasha Barlamaanku iyo Ogayslabe maxaa ka dhaxeeya

Anigu waxaan qabba hadda wixii ka dambeeya reerku magaciisa wax ha ku raadsado yaanu cidna u sii marin koofiyada baclayaal baddan ha samaysto waxay rabaan ha ugu magacdareen salaadiin,Ugaasyo malaaqyo

kollayba reer hasan kelwe kaliidan maayaane way dhamatay Xilligii Cid loo dabba fadhiisan lahaa Puntland,Somaliland.Somaliweyn

Ali Abdi(Garoowe

 

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s