M/weynaha Puntland oo soo dhisay Dowlad wadda Xiddid iyo Xigaalo ah

AKHRISO XIDIDKA IYO XIGALADA DENI EE KU JIRA XUKUMADISA

QARAABADA MADAXWEYNE DENI (XIDID & XIGAALO)

1-Wasiir kuxigeenka Kaluumaysiga & Khayraadka Badda C/khaaliq Maxmed Maxamuud Qulixiya wuxuu qabaa madaxweyne Deni walaashiis Shukri C/lahi Deni (Beeshiisa Ismaaciil Saleebaan)

2-Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Isgaarsiinta & Dalxiiska C/salaam Xaaji Saciid Faarax waxaa dhashay madaxweyne Deni eedadii wuxuuna qabaa Muno C/laahi Deni (Beeshiisa Warsangeli)

3-Wasiir kuxigeenka Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga Caalamiga ah Yaasiin Mire, walaalkiis oo la yiraahdo Siciid Mareero wuxuu qabaa madaxweyne Deni ina Abtidi wuxuuna qayb wayn ka qaatay ololihiisii doonitaanka madaxweynaha Puntland, (Beeshiisa Dashiishe)

4-Wasiirka Amniga & DDR C/samad Maxamed Galan wuxuu qabaa madaxweyne Deni ina abtidi oo ay oryo walaal yihiin Siciid Mareero (Beeshiisa Cali Saleebaan)

5- Wasiir ku xigeenka Dekedaha & Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed waxaa dhashay madaxweyne Deni eedadiis, (Beeshiisa Cali Jibraahiil)

QARAABADA MAXAMUUD SHIDO (XIDID & XIGAALO)

1-Wasiirka Dekedaha & Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan (Bajiino) waxaa keensaday Maxamuud Shido (Beeshiisa Dashiishe).

2-Wasiir ku xigeenka xxxxx (magaca iyo waanu ku hawlan nahay) wuxuu qabaa Maxamuud Shido gabadhiisa.

3-Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha C/wali Cilmi Seed, Maxamuud Shido ayaa qaba walaashiis Faadumo Cilmi Seed (Beeshiisa Carab Saalax).

4-Wasiirka Kaluumaysiga & Khayraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash wuxuu qabaa Baarliin Maxmuud Jaamac oo ay ilmo adeer yihiin Maxamuud Shido isagaana keensaday, (Beeshiisa Siwaaqsoon).

5-Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Cumar Xasan Fiqi waxa keensaday Maxamuud Shido uu ka waasteeyey Gudoomiyihii guudiga Khilaafaadka xildhibaanda oo xildhibaano badan usoo saaray Deni, (Beeshiisa Dashiishe)

MAXAMUUD SHIDO & WASIIRADA UU KEENSADAY (XULUFO)

Maxamuud Shido oo ah hogaamiyaha Aaran Jaan ayaa keensaday wasiiro uu ku soo xulashay xubinimo kooxda Aaran Jaan ama ay u soo gudbiyeen xubno muhiim ka ah kooxdaas, waxay kala yihiin sidaan hoose:

1-Wasiirka Tamarta, Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf Taaraan waxa keensaday Maxamuud Shido, waxa uu u keensaday in lagu musuqmaasuqo mashriic jidka ku soo jira oo ay ku baxayso lacag aad u faro badan sida mashruuca biyogelinta Bosaso, (Beeshiisa Cismaan Maxamuud)

2-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka & Guryeyta Axmed Bashiir Muuse Madoobe aabihii waa mareeyaha Garoonka Bosaso waxaa keensaday Maxamuud shido, (Beesha Ugaar saleebaan)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s