Beesha Yusuf Ali(Ugaadh) ee Ogayslabe oo maanta Ugaas ku caanashubtay

waxa maanta dooxa magalada Hadaftimo laggu caanashubay Ugaaska beesha yusuf ali ee Ogayslabe Eng Abdisalam Ducaale caanashubkaas oo ay ka soo qayb galleen dadweyne kakala yimi magalooyinka iyo Badiyaha Degmada Badhan

Beryahanba iyaddoo ay jirtay Guuxaasi haddan waxa soo dhoweeyey arintii magcaabistii dhowaann laggun dhawaaqay gollaha wasiiradda Puntland iyaddoo beesha Ogayslabe aysan waxba ka hellin taas oo loo macnaynaayo reerkii aan meesha u joogin hogaan dhaqameed aysan waxba u oolin,  iyaddoo taasi u dheertahay beesha collada Gudoomiye dhoobo

Wixii dambe maqaallo kalle ayaan ku soo gudbinnaynaa

Ali Abdi (Garowe

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s