Maxaa ka jira in m/weynaha Puntland u joojiyay lacagtii Federaalku ugu deeqay Dariiqa Ceeri-Ceeldahir

Wara lagu kalsoonyahay oo aanu hellay waxay sheegayaan in Maamulka Puntland uu joojiyaya lacagtiim hadhsanayd ee dow;lada Federaalku ugundeeqday Dariiqa Ceeri-Ceeldahir  lacagtas oo horaanteeddii ay hore u soo gaadhay Mashruuca laakiin ay hadhsanayd illaa hal malyan

wararka aann hellayna wacxay sheegayaan in uu warqad qoray M/weynaha Puntland uu ku hakiyay lacagtaas iyaddoo aan la garanayn sabbabta waxase hore loo ogga in uu joojiyay lacagtii 3% ahayd ee dekedda Bosaaso  loogga qaadi jiray Mashruuca

Sidda la fillaayo waxaa kulla talliyaya madaxweynaha in uu lacagahaa joojiyo Gudoomiyaha Parlamanka oo aan awalba raali ka ahayn Mashruucaas manna aha waxa uu qarsaddo

Haddaba waxa is waydiin leh aaway xildhibaanaddii loo doortay in ay wax ku soo kordhiyaan dhulkii ay ka yimaadeen

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s