Month: March 2019
Sh.Cali Dheere oo iclaamiyay in la kordhiyo weerarada Muqdisho gaar ahaan Hotellada + Sabab cajiib ah
Afhayeenka Ururka Al-shabaab, Cali Maxamuud Raage [Cali Dheere] ayaa ka warbixiyay sababta ay u kordhiyeen weerarrada ay ka geystaan Muqdisho, … More
Madaxwayne Deni oo Boosaaso kaga dhawaaqay ”Eryid ama isbadal amni” shir degdeg ah
Wasiirka Dastuurka Somaliland Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Warar Laga Faafiya
Magaaladii Guriceel oo Welli Gubbanaysa
Waxaa weli uu dabka oo geystay khasaaro hantiyadeed uu ka socdaa goobo Ganacsi oo ku yaalla degmada guriceel ee gobolka … More
Warar Dheraad ah oo kasoo baxaya dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowlada iyo kooxda Alshabaab Degmada Qoryooley
Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay Weerar ku qadeen Fariisin Ciidamada Dowladda ay ku lee … More
Halkan Ka Akhris, Qoraalka iyo Xildhibaannada saxiixay Mooshin xukuumadda ka dhan ah
Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ayaa maanta guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ka codsaday Mooshin deg-deg ah oo ahaa in … More
Saciid Qorsheel oo aad isagga fogeeyey Liis magaciisu ku jiray oo ah Dad Nabad iyo Nolol Mushahar ka qaata
Xildhibaan Fowsiyo ” Waxaan aaad ugu Xumahay Qaabdarada Ay ku dhaqmayaan Xildhibaanada kamaqan Kulanka Baarlamaanka Ee Looga Hadlilahaa Arrimaha Dhiig Joojinta Shacabka
Hambalyo Wasiirka Cusu ee Cadaladda Somaliland Cabdirisaq Ali ayaan
Waxan halkan hambalyo u diraynaa wasiirka cusub ee Cadaalada Somaliland Cabdirisaq Cali ayaan
Maxaa Dib u dhigay Kulankii Golaha Shacabka ee Loo Balansanaa Maanta ?
M/weynaha Somaliland oo sameeyey iskushaandhayn kooban
WAREEGTO MADAXWEYNE: 30 /03/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-286/032019, uu … More
Baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa ka horyimid heshiiska ay raysal wasaare Theresa May ku doonayso inay kaga baxaan midawga Yurub
Baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa ka horyimid heshiiska ay raysal wasaare Theresa May ku doonayso inay kaga baxaan midawga Yurub. … More
Wasiir Ciise Xawar oo iska fogeeyey Eeddaha musuqmaasuq ah ee lagu soo eedeeye
Wasiirka gaashaandhiga JSL Axmed Ciise Xawar, ayaa markii u horaysay ka hadlay tuhunka musuqmaasuq ee uu hantidhawrku ku xidhiidhiyay wasaaradiisa. … More