Mamulka Degmada Caddaado ayaa Xaqiijiyey in madaxtooyaddii Ciidamada Federaalku la wareegeen

Maamulka Degmada Cadaado oo Xaqiijiyay in Ciidamada Nabad Sugida la Wareegeen Gacan ku heynta Madaxtooyadda Cadaado.

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Gobalka Gal gaduud ayaa sheegay in Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Qeybta Gal Mudug la wareegeen Amniga Madaxtooyadda Magaaladdaasi.

Gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdulaahi Cabdiraxman Tootoole oo warbaahinta kula hadlay xarunta madaxtooyada Galmudug ayaa sheegay in Ciidamada ay hada ku sugan yihiin Madaxtooyadda.

Arintan ayuu Gudoomiyaha sheegay in ay ka dambeysay ka dib markiii Odayaasha Dhaqanka iyo Maamulka Degmada ay ka codsadeen taliska nabad sugida inay la wareegaan gacan heynta madaxtooyada

Tootoole ayaa sheegay in horey madaxtooyada u joogeen maleeshiyo balse haatan ay ku jirto gacan aamin ah.

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s