DEG-DEG: Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo Lagu dhex toogtay Masjid ku yaalla Magaalada Boosaaso

Alle ha u naxariisto Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo ka mid ahaa isimadda Puntland ayaa nin hubaysan ku dilay Masjid ku yaal Magaaladda Bosaso Maanta

Suldaanka ayaa lagu dhex toogtay Masjidka Mubaarak oo ku yaal xaafada Laanta Hawada halkaasi oo uu yimid inuu ku oogo salaada Jimcaha. Ninka dilka gaystay ayaa la sheegay inuu ka cararay goobta, sida ay goobjoogayaal u sheegeen Horseedmedia

Wararku waxay intaa ku darayaan, in ilaaladii uu watay suldaanku ay isku dayeen inay qabtaan ninka dilka gaystay hase yeeshee uu ku tuuray Babmo gacmeed, kadibna uu baxsaday.

Ilaahay Naxariistiisa janno ha siiyo Suldaan Bashiir Muuse Koonte , waxaa uu ka mid ahaa isimadda sida weyn looga yaqaan Puntland, gaar ahaan gobolka bari oo uu degaan ahaan ka soo jeedo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s