Dhallashada Dadkii ku dhintay shilkii Ethiopia Airline

Diyaarad ay leedahay Sharikadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa burburtay wax yar uun kadib markii ay kasoo duushay magaalada Addis Ababa, waxaana ku dhintay dhammaan rakaabkii saarnaa diyaaraddaas.

149 rakaab ah iyo sideed shaqaalaha diyaaradda ah ayaa la sheegay in ay saarnaayeen diyaaradda, waxayna diyaaraddu ku sii jeedday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Sharikadda ayaa daabacday liis ay ku qoran yihiin dadkii shilka ku dhintay iyo dalalkii ay kasoo jeedeen, waxaana liiska kujira hal qof oo sitay baasaboorka Soomaaliga, waxayna u muuqataa in sharikaddu ay tix galisay baasaboorada ay dadkaasi siteen oo kale ah, balse lag yaabo in ay kujireen dad asal ahaan Soomaali ah oo baasabooraddaas qaarkood sitay.

Liiska ay daabacday sharikadda diyaaradaha ee Ethiopian airlines ayaa ahaa sida hoos ku qoran.

32 Kenyan

18 Reer Canada

9 Itoobiyaan

8 Shiinees

8 Talyaani

8 Ameerikaan

7 Faransiis

7 Ingiriis

6 Masaari

5 Jarmal ah

1 baasaboor Qaramada Midoobay watay

4 Hindi

4 Slovakia

3 Australia

3 Ruush

3 Sweden

2 Spain

2 Poland

1 Indonesia

1 Ireland

1 Rwanda

1 Sucuudiga

1 Soomaali

1 Serbia

1 Nepal

1 Nigeria

2 Morokaan

2 Israaiiliyiin

1 Biljim

1 Ugandhiis

1 Yemeni

1 Sudaniis

1 Togo

1 Muzambiik

1 Norway

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s