Ciidanka Somaliland oo Saldhig Cusub ka Samaystay Degmada Yube

Ciidanka Soomaaliland ayaa maanta soo degey saldhig cusub ay ka sameysteen Degmada Yube.

Saldhigaas oo ku yaal dooxada magaalada Yube ee gobolka Sanaag gaar ahaan degaan lagu magcaabo (Dhiciro Nayla-laaye), waxayna wateen qiyaastii 35-40 gaadhi oo tiknika ah.

Maalinimadii Sabtidii ayaa agaas waxa kormeer ku yimi taliyaha Saddexaad ee Ciidanka Somalilaand.

Maamulka Somaaliland ayaa qorsheenaya sidii uu isugu fidinlahaa dhamaanba gobolka Sanaag isga oo ku sababeeyey arinkaas joogitaanka Jabhad hubeysan ee saldhigeedu yahay Qardho.

Wax talaaba ah maqaadin maamulka Puntland oo degaankaas bishii 12 u magcaabay Degmo.

Dadka dega degaankaas ayaa walaac ka muujiyey talaabaa cusub ee ay qaden ciidanka Somaliland iyaga oo ku tilmaamay inay tahay dhulbalaadhsi.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s