Madaxweynihii Jabouti Ismail Cumar Geele oo ku soo Wajahan Somalia

Madaxwaynaha Dalka aan walaalaha nahay ee jabuuti” ayaa la filayaa saakay in uu soo gaaro caasimada muqdisho, asagoo xariga ka jari doono safaarada cusub ee Dalka jabuuti taa oo ay madaxwayne maxamed cabdulaahi Farmaajo & Mudane Ismaciil cumar geele 2 sano ka hor ay dhagax dhigeen

Safaarada Jabuuti & Itoobiya ayuu madaxwayne Farmaajo xiligii la doortay wax yar kdb uu ku amray in ay madaxtooyada Soomaaliya maalmo oga guuran,labo sano kdb madaxwaynaha Jabuuti ayaa safaarada cusub xariga ka jaraaya.

Dhanka kale madaxwaynaha jabuuti ayaa Dalka ku sugnaan doona labo cisho, asagoo khubad ka jeedin doono furitaanka kalfadhiga barlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxwayne Geele ayaa booqan doona magalada baladwayne oo ay ku sugan yihiin ciidanka #Hiil_walaal ee jabuuti.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s