Wasiir kuxigeenka wasarada Shaqada puntland oo koormeerey Ciidamada Puntland ee Badhan

Wasiir Ku-xigeenka Wasaradda Shaqada Shaqalaha Dhaliyaradda iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Dr Axmed Cabdirixmaan Xirsi iyo Agaasimaha Guud ee Wasaradda Shaqada Shaqalaha Dhaliyaradda Puntland Axmed Cabdalle “Tigaana” ayaa manta Kormeer indho-indheen ah ku tagey Kantarool bari ee Magaalada Badhan.

Waxayna halkaas ugu tageen Ciidamada ka hawl-gaala Kantarool Taliyaha Ciidamada Kantaroolka ayaa masuuliyiinta soo dhaweeyey.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s