Wasiiro ku Xigeenadda Wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo shaqadda iyo shaqaalaha ayaa maanta waxaa ay kormeer ku tageen Dugsiyadda Alfurqaan Ee Degmadda Badhan Ee Xarunta Gobolka Sanaag.

Wasiiro ku Xigeenadda Wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo shaqadda iyo shaqaalaha ayaa maanta waxaa ay kormeer ku tageen Dugsiyadda Alfurqaan Ee Degmadda Badhan Ee Xarunta Gobolka Sanaag ka bacdi marki ay weji gabax kalla kulmeen in ay si guud ulla shiraan shacabka ku nool degmada Badhan

Wafdigaas oo isugu jiray Xildhibaano iyo wasiir xigeno ayaan ayay waxay si gaargar ah ulla kulmeen shaacbka ku nool degmada Badha iyagoo markii hore ku talla galkoodu ahaa in aya hal meel kula wadda kulmaan

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s