Ciidamo ka yimi Dhinaca Degmada Badhan oo Fariisin ka samaystay Ceelcad o u dhow Yube

Wararka nagga soo gaadhaya magalada Hadaaftimo waxa ay sheeggsyaan in Saaka hiirtii ay soo Gaadheen Ciidamada kasoo kicitimay Magalada Badhan

Ciidamadaas oo u jihaysnaa xagaa iyo meeesha la yiraahdo ceelcad  oo u dhow Degmadda Yube oo hadda Fadhiisimo u ah Ciidamada Somaliland

Ciidamadaas waxa Hogaminaayey Col Fuaad Xannaano waxaa hadda aad loogga Cabsi qabba isku Dhac ay Gacanta isula Tagaan labadaas Ciidan oo yube isku horfadhiya

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s