M/weyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo loo Magcaabay Safiir

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ogalaaday in Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiim Cabdullahi Cumar (Camey) loo dallacsiiyay Darajada Safiirnimo.

Eng. Camey oo ku sugan Garowe ayaa SBC u xaqiijiyay inaan wali loo sheegin dalka loo magacaabay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s