Laba Qarax oo hadda Muqdisho ka dhacay

Gaari laga soo buuxiyay Waxyabaha Qarxa ayaa Goordhaw ku qaraxay meel aan ka fogeyn Isgooyska Jubba ee Magaalada Muqdisjo. Jugta qaraxa oo inta badan laga maqlay qeyb ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir. Wararka hordhac ah ee ka soo baxayaa Qarxa ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawac uu geystay qaraxa,wallow aan si rasmi ah loo ogeyn inta uu la eg yahay Khasaaraha. Gadiidka Gurmadka Deg deg ayaa ku soo qul qalaya Goobta uu qaraxa ka dhaca. Wixi ku soo kordho warkan kala soco

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s