Maxay ka wada hadleen gudida dooroshooyinka iyo Golaha Guurtida Somaliland

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in guddida doorashooyinka Somaliland ay maanta u sheegeen in aanay jirin doorasho wakhtigeedii ku qabsoomeysaa.

Guddoomiye Saleebaan ayaa ka dib kulan ay wada qaateen guddidda doorashooyinka waxaa uu yidhi; “Waxay kordhiyeen oo aan ahayn doorashadii qabsoomi mayso may jirin, eeddiina waxay saareen labada gole, madaxweynaha iyo axsaabta, waxna way ka jiraan (eeddaas).”

Haddii ay mar kale dib u dhacdo doorashada baarlamaanka Somaliland, waxay noqoneysaa markii Lixaad ee ay dib u dhacdo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s