Wasarada Arimaha Dibedda Somalia oo si degdeg ah ugu yeedhay safiiraddii Geneva u Fadhidey

Fadumo-InsaniyaWasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Ahmed Isse Awad ayaa si deg deg ah ugu yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya Geneva iyo Xarunta QM ee xaquuqul insaanka Faadumo Cabdullaahi Maxamuud.

Inastoo aan sababta si rasmi ah loo ogeyn ayaa hadana waxey ku soo beegmaysa xilli ay soo baxayeen warar sheegaya in Safiiradda ay ka aamustay go’aankii Gollaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramadda Midoobay ay sida aqlabiyadda leh ugu cambaareeyeen in israil ay xoog ku heysato buuraha Golan ee Suuriya leedahay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s