Abdulqadir Jirde Madaxweynaha Somaliland xilka malagga Xayuubinkaraa

Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa sharraxay isbedelka ku yimid siyaasadda Somaliland, islamarkaana isbarbar dhigay eedayn xil ka xayuubin ah oo ay wakiilladu ka keeneen AHUN Madaxweyne Cigaal iyo sida ay hadda u adag tahay in madaxweynaha xil ka xayuubin lagu eedeeyo.

“Madaxweyne ka awood badani dalka sooma marin Alle ha u naxariistee Maxamed X. Ibraahin Cigaal waxaanan la gaadhnay ilaa xil ka xayuubin(impeachment) oo dalalka Afrika aan madaxda lagula dhicin oo loo haysto haddii madaxweynaha Xil ka xayuubin laga keeno in karaamadiisii hoos loo dhigay in la ceebeeyay, in reerkiisii lagu soo duulay, haddana sidii yarayd ee wanaagsanayd ee uu noola qaatay ee ay dariiqeedii u martay waad arkayseen.
Maanta waxaan is waydiinayna ma dhici karta in cid hindisto in madaxweynaha impeachment laga keeno? cid ma hindisi karta maanta? Ma se sawirran kartaan qaylada iyo buuqa iyo halka ay inala gaadhi karto,” Sidaas ayuu yidhi Mudane Cabdiqaadir Jirde

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s