Faahfaahin Dheeraad ah oo kasoo baxaysa Qaraxii Maanta Dhacay

Inta la xaqiijiyay Qaraxa ayaa waxaa ku geeriyooday Wiil dhalinayara ah kaas oo watay Gaariga qaraxa lagu soo xiray,waxaana ku dhaawacmay Awoowgiis oo Gaariga la saarnaa.

Gaariga qarxay ayaa la sheegay in uu ka dhashay Dab kaas oo sameeyn ku yeeshay Gawaari kale oo goobta ka agdhawaa,balse markii dambe lagu guuleystay in la damiyo.

Sidoo kale Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya kuwaas oo daqiiqado kooban xiray Wadada una diiday Dadka iyo Gadiidka iney isticmalaan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s